News UPD Party 0 2018-10-29
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK ayaa garab istaag u muujiyay wafdiga ka socda Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka ee uu hogaaminayo guddoomiyaha Xisbiga mudane Hassan Sheikh Mohamud maalmahanna safarka ku joogay England. Dhamaan Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka England way ku mahadsan yihiin soo dhaweyntoodii quruxda badneyd ee ay u sameeyeen Wafdigii ka socday Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka ee uu hogaaminayay mudane Hassan Sheikh Mohamud guddoomiyaha Xisbiga.