Is diiwaangelinta Xubnaha


Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka wuxuu u taagan yahay ilaalinta midnimada dhuleed iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee dalka,dhowrista xuquuqaha aasaasiga ah, xorriyadda muwaaddinka, hirgelinta sarreynta sharciga, xaqiijinta nabadda iyo horumarinta caddaaladda bulshada.

Xubinnimada xisbigu kuma xidhna deegaan, hayb gaar ah, dariiqo diineed iyo jinsi toona, waxaan kugu soo dhaweyneynaa in aad ku soo biirto xisbiga adigoo buuxinaya foomka hoose ama halkaan ka degso foomka isdiiwaan gelinta , ka dibna soo buuxi oo email ka info@upd.so ku soo dir ama ku hagaaji xafiiska UPD ee kuug dhow.

Waxaa kuu dhiman 100 Eray.

Waan akhriyay oo waan aqbalay xeerarka ku qoran Dastuurka Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD).