Wararka & Warbixinnada Xisbiga
Wafdigii Xisbiga UPD ee maalmahan ku sugnaa Baladweyne oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
Wafdigii ka socday xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka ee isugu jiray qaar ka mid ah golaha fulinta ee xisbiga, xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale oo uu hogaaminayay guddoomiyaha xisbiga mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa safar labo cisho qaatay oo ay ku joogeen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka…
Read MoreMaamulka gobolka Hiiraan oo si heer sare ah usoo sagootiyay Wafdiga Xisbiga UPD ee maalmahan Baladweyne ku sugnaa
Wafdiga xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka ee uu hogaaminayo guddoomiyaha xisbiga mudane Hassan Sheikh Mohamud, maalmahanna ku sugnaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa goor dhoweyd kasoo kicitimay garoonka Ugaas Khaliif.
Read MoreWafdiga Xisbiga UPD ee Baladweyne ku sugan oo dhallinyaro cusub Xisbiga kusoo dhoweeyay
Wafdiga xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka ee uu hogaaminayo guddoomiyaha xisbiga mudane Hassan Sheikh Mohamud, maalmahanna ku sugnaa magaalada baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa gelinkii dambe ee maanta Arbaco 6-2-2019 waxay qaabileen in ka badan 30 dhallinyaro oo isugu jiray wiilal iyo…
Read MoreGuddoomiyaha Xisbiga UPD iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo mar kale kulmay, kana hadlay natiijada kulamadooda
Waxaa mar kale guriga uu magaalada Baladweyne ka degan yahay guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka mudane Hassan Sheikh Mohamud kulan waqti badan qaatay ku yeeshay guddoomiyaha iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, ayadoona kulankan oo daba socday kulan horudhac ahaa oo saakay ka dhacay hoyga…
Read MoreGuddoomiyaha Xisbiga UPD oo hoygiisa Baladweyne ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif
Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka mudane Hassan Sheikh Mohamud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa saakay hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayagoona kulan horu dhac ah yeeshay.
Read MoreWafdiga Xisbiga UPD oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan
Wafdi ka socda xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha xisbiga mudane Hassan Sheikh Mohamud qeybna ay ka yihiin qaar ka mid ah golaha fulinta ee xisbiga, xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa maanta Talaado 5-2-2019 si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne…
Read More