UPD – Midowga Nabadda & Horumarka
  • Bogga Hore
  • Xisbiga
    • Nagu Saabsan
    • Barnaamijka Xisbiga
    • Qiyamka
    • Dastuurka
    • Xarumaha
  • Maamulka
    • Hoggaanka
    • Golaha Fulinta
    • Golahe Dhexe
  • Garbaha
    • Garabka Haweenka
    • Garabka Dhalinyarada
    • Qurbajoogta
  • Laamaha
    • G.Banaadir
    • Gobollada Waqooyi
    • Puntland
    • Galmudug
    • Jubbaland
    • K.Galbeed
    • Hirshabeelle
  • Warbaahinta
    • Wararka
    • Muuqaallo
    • Sawirro
    • Warar Murtiyeed
    • Kulamada
    • Khudabado
  • NAGU SOO BIIR
  • Nala Soo Xariir

Federaaleynta Dalka

Xisbiga UPD wuxuu rumeysan yahay in federaaleynta Soomaaliya ay tahay arrin dastuuri ah, loona baahan yahay in, sida dastuurku qabo, la baahiyo xukunka iyo awoodda. Baahintaasina waa inaysan ku sinnaan caasimadaha dowlad goboleedyada, ee waa in degmo walba la gaarsiiyo xukunka, loona madax banneeyo inay hoggaankeeda soo doorato. Xisbiga UPD wuxuu qabaa in federaaleyntu ay […]
November 3, 2017 by UPD Party

Xisbiga UPD wuxuu rumeysan yahay in federaaleynta Soomaaliya ay tahay arrin dastuuri ah, loona baahan yahay in, sida dastuurku qabo, la baahiyo xukunka iyo awoodda. Baahintaasina waa inaysan ku sinnaan caasimadaha dowlad goboleedyada, ee waa in degmo walba la gaarsiiyo xukunka, loona madax banneeyo inay hoggaankeeda soo doorato. Xisbiga UPD wuxuu qabaa in federaaleyntu ay tahay nidaam maamul oo ay Soomaalidu ku heshiisay, inkastoo loo baahan yahay in si dhiifoon loo hirgaliyo. Ha yeeshee, waa in federaaleyntu aysan muwaadinka Soomaaliga ah ka hor istaagin xuquuqdiisa muwaadinnimo ee aasaasiga ah sida: inuu gobolkuu doono ku noolaado, wax ka doorto, lagana doorto. Qaabka hadda loo hirgalinayo federaaleynta, oo ah mid sii xoojineysa qabyaaladda iyo goofeysiga, mana ahan mid waafaqsan ahdaafta dastuurka iyo dhaqanka suubban ee Diinta Islaamka.

Xisbiga UPD wuxuu qabaa in udub-dhexaadka federaaleyntu ay yihiin qodobbadan:

  • In muwaadinka Soomaaliyeed uu si toos ah u dooran karo xisbiga ama qofka uu doono, iyadoo aysan cid kale ka dallaalin.
  • In muwaadin walba uu meesha ugu dhow ka heli karo adeegyada aasaasiga ah ee dowladnimada, sida caafimaadka, waxbarashada, kaabayaasha dhaqaale, aqoonsiga shakhsiga, fursadaha qandaraasyada, shaqooyinka, iyo wixii lamid ah
  • In muwaadinka uu haysto xorriyadaha ku cad dastuurka, oo ay ugu horreeyaan kuwa xorriyatul qowlka, xorriyadda kulanka iyo abaabulka sharciyeysan, dowladduna aysan cabburin shacabka, gaar ahaan warbaahinta
  • In sarreynta sharciga (rule of law) ay hirgasho, oo muwaadiniintu u siman yihiin garsoorka, isla markaana nidaamka cadaaladda uu ku sifoobo hufnaan, karti iyo dhexdhexaadnimo.

 

Share this:
  • Facebook
  • Twitter
  • Google Plus
  • Pinterest
  • Email to a Friend
Previous Post
Arrinta Somaliland
Next Post
Amniga Qaranka

Related News

MADAXWEYNE HASSAN SHIEKH “MA JIRTO WAX FARRIIN AH OO UU NOO KEENAY GUDDOONKA GOLAHA SHACABKU AMA AAN ANNGU U DHIIBNAY”
MADAXWEYNE HASSAN SHIEKH “MA JIRTO WAX FARRIIN AH OO UU NOO KEENAY GUDDOONKA GOLAHA SHACABKU AMA AAN ANNGU U DHIIBNAY”
July 30, 2020 by Abdifitah Ahmed
HOGAANKA MADASHA XISBIYADA QARAN IYO GUDDOONKA GOLAHA SHACABKA AYAA ISLA GARTAY IN LAGA FOGAADO IN DALKU WAJAHO QALALAASE DASTUURI
HOGAANKA MADASHA XISBIYADA QARAN IYO GUDDOONKA GOLAHA SHACABKA AYAA ISLA GARTAY IN LAGA FOGAADO IN DALKU WAJAHO QALALAASE DASTUURI
July 29, 2020 by Abdifitah Ahmed
XISBIGA MIDOWGA NABADDA IYO HORUMARKA UPD AYAA KA SHIRAY XAALADDA SIYAASADEED EE DALKA
XISBIGA MIDOWGA NABADDA IYO HORUMARKA UPD AYAA KA SHIRAY XAALADDA SIYAASADEED EE DALKA
July 29, 2020 by Abdifitah Ahmed
UJEEDDADA

Ujeeddada xisbiga

MABAADI’DA

Mabaadi’da Xisbiga

XUBINNIMADA

Xubin ka noqo xisbiga

Wararkii U Danbeeyay
MADAXWEYNE HASSAN SHIEKH “MA JIRTO WAX FARRIIN AH OO UU NOO KEENAY GUDDOONKA GOLAHA SHACABKU AMA AAN ANNGU U DHIIBNAY”
30 July, 2020
HOGAANKA MADASHA XISBIYADA QARAN IYO GUDDOONKA GOLAHA SHACABKA AYAA ISLA GARTAY IN LAGA FOGAADO IN DALKU WAJAHO QALALAASE DASTUURI
29 July, 2020
XISBIGA MIDOWGA NABADDA IYO HORUMARKA UPD AYAA KA SHIRAY XAALADDA SIYAASADEED EE DALKA
29 July, 2020
Muuqaallo
https://youtu.be/8tIDRolvSJg
View All Videos

 

Midowga Nabadda & Horumarka

Waddada Garoonka, Wadajir, Muqdisho, Soomaaliya

  • Tel        :     00 252 617505556
  • Email    :     info@upd.so

Nagu Saabsan

  • Ujeeddda Xisbiga
  • Mabaadi’da Xisbiga
  • Qiyamka
  • Dastuurka Xisbiga
  • Hoggaanka

Warbaahinta

  • Wararka
  • Sawirrada
  • Muuqaallo
  • Warar Murtiyeed
  • Kulamada

Nagu Soo Biir

  • Xubinnimada
  • Taageere
  • Caawimaad
  • Nala Soo Xariir
  • Xarumaha

 

© 2018 Xuquuqdu way dhowran tahay        Xeerarka Adeegsiga | Siyaasadda Sir Dhawrka