UPD – Midowga Nabadda & Horumarka
  • Bogga Hore
  • Xisbiga
    • Nagu Saabsan
    • Barnaamijka Xisbiga
    • Qiyamka
    • Dastuurka
    • Xarumaha
  • Maamulka
    • Hoggaanka
    • Golaha Fulinta
    • Golahe Dhexe
  • Garbaha
    • Garabka Haweenka
    • Garabka Dhalinyarada
    • Qurbajoogta
  • Laamaha
    • G.Banaadir
    • Gobollada Waqooyi
    • Puntland
    • Galmudug
    • Jubbaland
    • K.Galbeed
    • Hirshabeelle
  • Warbaahinta
    • Wararka
    • Muuqaallo
    • Sawirro
    • Warar Murtiyeed
    • Kulamada
    • Khudabado
  • NAGU SOO BIIR
  • Nala Soo Xariir

XISBIGA MIDOWGA NABADDA IYO HORUMARKA UPD AYAA KA SHIRAY XAALADDA SIYAASADEED EE DALKA

Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD ahna Madaxweynihii sideedaad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa shir guddoomiyey kulan muhiim ah oo mas’uuliyiinta xisbigu ay uga arrinsanayeen arrimaha siyaasadeed ee dalka. Mas’uuliyiinta ayaa ka dooday sida ay muhiim u tahay in la ilaaliyo midnimada iyo wadajir ka umadda Soomaaliyeed isla markaana laga fogaado wax […]
July 29, 2020 0 Comments by Abdifitah Ahmed in Government News Press

Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD ahna Madaxweynihii sideedaad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa shir guddoomiyey kulan muhiim ah oo mas’uuliyiinta xisbigu ay uga arrinsanayeen arrimaha siyaasadeed ee dalka.

Mas’uuliyiinta ayaa ka dooday sida ay muhiim u tahay in la ilaaliyo midnimada iyo wadajir ka umadda Soomaaliyeed isla markaana laga fogaado wax walba oo keeni kara qalqal siyaasadeed ama amni.

Shirka ayaa sidoo kale looga hadlay marxaladda kala guurka ah ee dalku marayo iyo sida ugu haboon ee dalka ay uga dhici karto doorasho heshiis lagu yahay oo xilligeedii ku qabsoonta.

Gebangebadii kulanka ayaa laga soo saaray baaq ku aadan in si wadajir ah looga shaqeeyo samatabixinta dalka iyo abuurista jawi xasillan oo suurogelin kara wadatashi si loo gaaro isfaham siyaasadeed oo lagu maareynayo marxaladaan kala guurka ah.

Share this:
  • Facebook
  • Twitter
  • Google Plus
  • Pinterest
  • Email to a Friend
Previous Post
Guddiga fulinta ee Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD oo ka arrinsaday sidii loo dar dar galin lahaa howlaha Xisbiga.
Next Post
HOGAANKA MADASHA XISBIYADA QARAN IYO GUDDOONKA GOLAHA SHACABKA AYAA ISLA GARTAY IN LAGA FOGAADO IN DALKU WAJAHO QALALAASE DASTUURI

Related News

MADAXWEYNE HASSAN SHIEKH “MA JIRTO WAX FARRIIN AH OO UU NOO KEENAY GUDDOONKA GOLAHA SHACABKU AMA AAN ANNGU U DHIIBNAY”
MADAXWEYNE HASSAN SHIEKH “MA JIRTO WAX FARRIIN AH OO UU NOO KEENAY GUDDOONKA GOLAHA SHACABKU AMA AAN ANNGU U DHIIBNAY”
July 30, 2020 by Abdifitah Ahmed
HOGAANKA MADASHA XISBIYADA QARAN IYO GUDDOONKA GOLAHA SHACABKA AYAA ISLA GARTAY IN LAGA FOGAADO IN DALKU WAJAHO QALALAASE DASTUURI
HOGAANKA MADASHA XISBIYADA QARAN IYO GUDDOONKA GOLAHA SHACABKA AYAA ISLA GARTAY IN LAGA FOGAADO IN DALKU WAJAHO QALALAASE DASTUURI
July 29, 2020 by Abdifitah Ahmed
Guddiga fulinta ee Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD oo ka arrinsaday sidii loo dar dar galin lahaa howlaha Xisbiga.
Guddiga fulinta ee Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD oo ka arrinsaday sidii loo dar dar galin lahaa howlaha Xisbiga.
June 28, 2020 by Abdifitah Ahmed

Leave a Reply - Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked (required)

UJEEDDADA

Ujeeddada xisbiga

MABAADI’DA

Mabaadi’da Xisbiga

XUBINNIMADA

Xubin ka noqo xisbiga

Wararkii U Danbeeyay
MADAXWEYNE HASSAN SHIEKH “MA JIRTO WAX FARRIIN AH OO UU NOO KEENAY GUDDOONKA GOLAHA SHACABKU AMA AAN ANNGU U DHIIBNAY”
30 July, 2020
HOGAANKA MADASHA XISBIYADA QARAN IYO GUDDOONKA GOLAHA SHACABKA AYAA ISLA GARTAY IN LAGA FOGAADO IN DALKU WAJAHO QALALAASE DASTUURI
29 July, 2020
XISBIGA MIDOWGA NABADDA IYO HORUMARKA UPD AYAA KA SHIRAY XAALADDA SIYAASADEED EE DALKA
29 July, 2020
Muuqaallo
https://youtu.be/8tIDRolvSJg
View All Videos

 

Midowga Nabadda & Horumarka

Waddada Garoonka, Wadajir, Muqdisho, Soomaaliya

  • Tel        :     00 252 617505556
  • Email    :     info@upd.so

Nagu Saabsan

  • Ujeeddda Xisbiga
  • Mabaadi’da Xisbiga
  • Qiyamka
  • Dastuurka Xisbiga
  • Hoggaanka

Warbaahinta

  • Wararka
  • Sawirrada
  • Muuqaallo
  • Warar Murtiyeed
  • Kulamada

Nagu Soo Biir

  • Xubinnimada
  • Taageere
  • Caawimaad
  • Nala Soo Xariir
  • Xarumaha

 

© 2018 Xuquuqdu way dhowran tahay        Xeerarka Adeegsiga | Siyaasadda Sir Dhawrka